Garyaqaan Maxamed Baxsane oo iftiimiyey Sharciga Shirguddoonka Wakiilladu jebiyey Shalay

Hargeysa(aftahannews):- Garyaqaan Maxamed Baxsane, ayaa iftiimiyey sharci-jebin Shirguddoonka Golaha Wakiillada Somaliland shalay ku kacay, ka dib markii uu laalay mooshin ku saabsanaa in xubnaha guddiga doorashooyinka la kordhiyo oo loo gudbiyey ka dib markii saddexda Xisbi ku heshiiyeen dhawaan.

Waraysi kooban oo uu Garyaqaan Maxamed Baxsane go’aanka Shurguddoonka iyo lataliyaha sharciga ee Guddoomiyaha golahaasi gaadheen kaga hadlay oo uu maanta siiyey Baddacas24tv, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.