Xisbiga Waddani oo Xukuumadda iyo Kulmiye ku eedeeyey inay Fashiliyeen Heshiiskii Xisbiyada ee la laalay

Hargeysa(aftahannews):- Xisbiga mucaaradka ah, ayaa shaaciyey inuu ka baxayo heshiiskii saddexda Xisbi dhawaan wada gaadheen, ka dib markii ay xukuumadda iyo xisbigeeda Kulmiye daacad ka noqon waayeen heshiiskaas, isla markaana ay ka shaqeeyeen fashilinta mooshinkii heshiiskaas ee shirguddoonka Golaha Wakiilladu laalay shalay, sida Waddani ku dooday.

Muuqaalkan hoose ka daawo warka Waddani oo faahfaahsan:-

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.