Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Kulan uu la qaatay Jaaliyadda Somaliland ee Sucuudiga

Jiddah(aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan Wasiirro Xukuumaddiisa ka tirsan, ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Somaliland ee Sucuudiga ku dhaqan.

Madaxweynaha iyo xubno kale, ayaa kulankaas ka hadlay, waxaanu Md. Biixi ka warramay nidaamka dowladeed ee Somaliland.

Warkaaas oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.