Cabdillaahi Cukuse Muxuu ka yidhi Kulankii Madaxweynaha Somaliland iyo Wasiirraada Soomaaliya?

Hargeysa (Aftahannews) – Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii kala dambeeyay ee Somaliland, ayaa ka hadley kulankii Xajka ku dhexmaray Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo xubno kamida Wasiirada Soomaaliya.

Dhinaca kale, Ex, Wasiir Cabddilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa ka hadley sida uu u arko hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi iyo qaab dhismeedka Xukuumadiisa.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.