Magaca Qof Dalxiise ahaa oo Ku Dhintay Badda Magaalada Berbera

Filed under: Wararka |

Berbera(Aftahannews):- Ibraahin Cawil Yuusuf oo ahaa Wiil dhalinyar ah oo Dalxiise ahaan u tegay Xeebta, ayaa ku geeriyooday Badda magaalad Berbera ka dib markii ay Baddu liqday galabta.

Allaah ha u naxariistee Maxamed Cawil Yuusuf, ayaa ka mid ahaa Boqollaal dhalinyaro ah oo tan iyo maalmihii Ciidda dalxiis ahaan u tegayey Xeebta Berbera, isla markaana waxa uu ka yimi magaalada Burco, waxaanu geeriyooday galbnimadii Jimcaha, ka dib markii ay Baddu liqday. Meydkiisa, ayaa lagu riday Tallaagadda Meydka ee Cusbitaalka guud ee magaalada Berbera, sida Maamulka Cusbitaalku Warbaahinta u xaqiijiyey.

Warkaas oo faahfaahsan Muuqaalkan hoose ka daawo.

aftahannews.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login