Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanka Cawaale Aadan oo ay weheliyeen Fannaaniin kale, ayaa Xalay Bandhig-faneed ku qabtay magaalada Hargeysa.
Bandhig-faneedka Cawaale iyo siduu u dhacay-ba, war ku saabsan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.