Daawo Bandhiig-faneed uu Xalay Hargeysa Ku Qabtay Fannaanka Cawaale Aadan

Hargeysa(Aftahannews):- Fannaanka Cawaale Aadan oo ay weheliyeen Fannaaniin kale, ayaa Xalay Bandhig-faneed ku qabtay magaalada Hargeysa. 

Bandhig-faneedka Cawaale iyo siduu u dhacay-ba, war ku saabsan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.