Cawaale Aadan oo Shir Jaraa’id Ku Qabtay Hargeysa, Kana Hadlay Bandhiggiisii Xalay iyo Qodobbo kale

Hargeysa(aftahannews):- Fannaanka Cawaale Aadan Diheeye, ayaa mar dhawayd oo galabta ah Shir Jaraa’id ku qabtay Hargeysa, isla markaana waxa uu ka hadlay Bandhig-faneed uu xalay Hargeysa ku qabtay oo aad loo buux-dhaafiyey iyo dad iyagu Fannaanka Baraha Bulshada ku aflagaaddeeyey, waxaanu u mahad-celiyey Taageerayaashiisa.

Cawaale Aadan oo arrimahaas iyo kuwo kale-ba, ka hadlaya, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.