“Arrinta Ceel-afweyn ka dhacday ficil fool-xun buu ahaa, Salaaddiintu fadhiga haka-kacaan..” Suldaan Ladiif

Hargeysa (Aftahannews)- Suldaan Ladiif Seed Jibriil oo ka mida bahda dhaqanka Somaliland ayaa si adag uga hadley dhacdadii dhawaan ka dhacday deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

Dhinaca kale, Suldaan Nadiif ayaa dhacdadaasi ku tilmaamay dhacdo aad u fool xun isagoona Xukuumada Somaliland iyo Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay fadhiga ka kacaan oo ay arinta Ceel-afweyn waxka qabtaan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.