Hargeysa (Aftahannews)- Suldaan Ladiif Seed Jibriil oo ka mida bahda dhaqanka Somaliland ayaa si adag uga hadley dhacdadii dhawaan ka dhacday deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.
Dhinaca kale, Suldaan Nadiif ayaa dhacdadaasi ku tilmaamay dhacdo aad u fool xun isagoona Xukuumada Somaliland iyo Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay fadhiga ka kacaan oo ay arinta Ceel-afweyn waxka qabtaan.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.