Madaxweynaha Puntland oo magacaabay masuuliyiin cusub

Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni

Garoowe (Aftahannews) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni ayaa Magacaabay Agaasime-waaxeedyo ka mid ah Wasaaradda Arrimaha gudaha  Puntland.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale Magacaabay Madaxda Maxkamadda Gobolka Mudug ee Puntland, sida lagu sheegay Wareegtooyin ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland.

 

hoos ka akhri magacyada masuuliyiinta xilalka loo magacaabay.

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.