Nimco Cali Migil oo Hees Shidan Soo Saartay – Ciid Show BC24TV 2019 – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Nimco Cali Migil oo ah Fannaanad cod macaan, ayaa soo saartay Hees cusub oo Jacayl ah oo dareen xambaarsan, taas oo aannu idiinku soo gudbinayno Bayjka Dhaqanka iyo Suugaanta ee warbaahinta aftahannews.com.

Heestaas Cidda samaysay, cidda tuntay Musikada macaan ee ku ladhan iyo Cidda Laxanka wacan saartay iyo Habka hagar la’aanta ah ee ay Fannaanadda Nimco Migil Codkeeda ugu qaadday-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.