Xasan Aadan Samatar oo Si Cajiib ah loogu Soo dhaweeyey London iyo Baashaalka Fannaaniintii Waabberi

London(aftahannews):- Fannaanka caanka ah ee Xasan Aadan Samatar, ayaa si heersare ah loogu soo dhaweeyey magaalada London ee xarunta waddanka Britain, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Fannaan caan ah oo Soomaaliyeed.

Haddaba, sida Xasan Aadan loogu soo dhaweeyey London, Xulka Xiddigaha Fanka Soomaaliyeed muddada dheer ka soo midka ahaa, kuwa dhexe iyo kuwo dambeba, sida loo baashaalay, xusuusta sheekooyinka iyo heesaha lagu caweeyeyba, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

Aftahannews.con

Hargeysa/Somaliland.