Fannaanka Cawaale Aadan oo si diirran loogu soo dhaweeyey Hargeysa iyo Su’aal la weydiiyey

Hargeysa(aftahannews):- Fannaanka Cawaale Aadan, ayaa maanta si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa oo uu Bandhig-faneed ku qaban doono 15ka bishan.

Haddaba, Fannaanka sida loo soo dhaweeyey, cidda ka qaybgashay soo dhaweyntiisa, hadallada laga yidhi iyo jawaabta uu ka bixiyey su’aal la weydiiyey oo ku saabsanayd inuu Somaliland kasoo horjeedo, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.