“Qabyaalad iyo inaynu Lugaha is jiidno, ayaa halkaa inna dhigay..” Md. Saylici

Hargeysa(aftahannews):- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay in qabyaalad iyo luguha oo la is jiidaa ay Somaliland halkaas dhigeen, waxaanu ugu baaqay bulshada inay nabadda ilaashadaan, qabyaaladda ka fogaadaan.

Madaxweyne ku xigeenka, ahna ku-simaha Madaxweynaha, waxa uu sidaa ku sheegey hadal uu ku sheegay hadal uu Salaaddii Ciidal adxada oo uu boqollaal dadweynaha reer Hargeysa oo uu Masjid Jaamaca kula tukaday, ka dib.

Cabdiraxmaan-Saylici, hadalkiisa uu arrimahaas iyo kuwo kaleb kaga hadlay, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.