Madaxweynaha Somaliland oo Xaramka Hambalyo iyo Farriin kale uga soo Diray Shacabka

Carrafo(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xaramka Farriin  iyo Hambalyo uga soo diray Bulshadiisa oo uu ugu duceeyey inay horumar iyo meel fiican gaadhaan ciiddan ciiddeeda.

Warka koobaya farriimaha Madaxweynaha Somaliland, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.