Daawo Berbera Sida looga Oogay Salaaddii Ciidal-adxada iyo Farriimaha Culimada iyo Madaxda Dowladda

Berbera(aftahannews):- Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa si weyn looga oogay Ciidal-adxada, iyaga oo ay Boqollaal ka mid ah Dadweynaha iyo Masuuliyiinta dowladdu goobo kala duwan oo magaalada ah ku tukadeen Salaadda Ciidda, Farriimo wacdi iyo waano ahna ka jeediyeen Culimada iyo Masuuliyiinta laamaha dowladdu.

Berbera iyo sida maanta looga Ciiday-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.