Guddoomiye Cirro oo Shacabka Boorama La Tukaday iyo Sida looga Ciiday Magaaladaas

Hargeysa(aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Salaaddii Ciidal-adxada maanta la tukaday dadweynaha ku dhaqan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal oo uu gelinkii dambe ee shalay gaadhay, waxaanu hambalyo iyo bogaadin u diray Bulshada Somaliland oo dhan.

Haddaba, Warbixin ku saabsan Hadalka Guddoomiye Cirro halkaas ka jeediyey iyo Sida Boorama looga ciiday-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.