Madaxweynaha Jabuuti oo Hambalyo iyo Duco u Diray Bulshada Reer Jabuuti Ciidda awgeed

Djibouti(aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Salaaddii Ciidal-adxada kala qaybgalay Boqollaal Ruux oo reer Jabuuti ah, ayaa Hambalyo iyo Duco u diray guud ahaan Shucuubta Islaamka, gaar ahaanna dadka reer Jabuuti.

Madaxweyne Geelle hadal uu ka jeediyey markii la tukaday ka dib goobtii uu Salaadda Ciidal-adxada Shacabkiisa kula tukaday ee magaalada caasimadda ah ee Jabuuti, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.