Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo iyo Farriin Muhiim ah u Diray Bulshada Soomaaliyeed

Muqdisho(aftahannews):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa Hambalyo, Duco iyo Dardaaran u diray Bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan Shacabka Reer Muqdisho oo uu Boqollaal ka tirsan Salaaddii Ciidal-adxada kala qaybgalay maanta.

Hadal uu Madaxweyne Farmaajo jeediyey Salaaddii Ciidal-adxada ka dib, oo uu arrimahaas iyo kuwo kale oo ammaanka iyo horumarinta ciidammada Soomaaliya kaga hadlay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.