“Farmaajo waxa uu ina tusay Caqligiisu halkuu joogo, Waana Nin Mugdi ku jira”.Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (Aftahannews)– Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo, Isagoona ku eedeeyay in uu yahay nin mugdi ku jira oo Somaliland tusay caqligiisu halka uu joogo.

 

Aftahannews.com
aftahaninc@gmail.com
Hargeysa/Somaliland.