Gabadh uu dhalay Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Heshiis la gashay Puntland, Mashruucna ka furatey

Garoowe (Aftahannews)- Gabadh uu dhalay Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo lagu magacaabo Saynab Maxamuud Aadan ayaa maanta magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland ka furtay Mashruuca Waxbarashada Masugi Karno oo lagu caawinayo 4ooo oo kun oo Caruur ah.

Aftahannews.com
aftahaninc@gmail.com
Hargeysa/Somaliland.