Sawirrada Bilicda leh: Carwada 12-aad ee Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa 2019

SAWIRRADA BANDHIGA CAALAMIGA AH EE BUUGAAGTA HARGEYSA CARWADA 12AAD 2019 HIBF2019
SAWIRRADA BANDHIGA CAALAMIGA AH EE BUUGAAGTA HARGEYSA CARWADA 12AAD 2019 HIBF2019

Hargeysa(aftahannews):-  Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa si rasmi ah u furay Carwadahada caalamiga ah ee Bandhigga Buugaagta Hargeysa 2019 oo ah sannadii 12-aad ee Hargeysa lagu qabto oo ay soo qaban-qaabisay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

 

SAWIRRADA BANDHIGA CAALAMIGA AH EE BUUGAAGTA HARGEYSA CARWADA 12AAD 2019 HIBF2019
SAWIRRADA BANDHIGA CAALAMIGA AH EE BUUGAAGTA HARGEYSA CARWADA 12AAD 2019 HIBF2019

Bandhigga Buugaagta Caalamiga ah ee Hargeysa International Book Fair oo sannadkan dalka Masar marti ku yahay, waxaa ka soo qaybgalay 92 Xubnood oo kala kala socda 23 dal, Safiirrada Somaliland iyo Soomaaliya u qaabbilsan Midawga Yurub Nicolás Berlanga, Jarmalka Ambassador Annett Günther iyo Ku-xigeenka Safiirka Masar Mohamed Emat El-ginw, Qorayaal, Abwaanno, Hal-abuur kala duwan, Gabadh ay walaalo yihiin Madaxweynihii hore ee Maraykanka Mr. Obama, Wasiirro, Xildhibaanno, Masuuliyiinta Xisbiyada Siyaasadda, Mudan iyo Marti-sharaf kale.

Haddaba, sawirrada kala duwan ee bilicda koobsaday ee laga qaaday Furitaankii Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa 2019, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa qaybta Sawirrada aftahannews.com, waxaanad sawir kasta oo aad rabto inaad la degto amma aad isagoo weyn amma dhammaystiran aragto aad kilig-garaynaysaa dhexdiisa, si uu kuugu weynaado, ee ka bogasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.