Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo soo bandhigay tijaabada Diwaangalinta Codbixiyaasha Doorashooyinka Somalil

Hargeysa (Aftahannews)- Gudidda koomiishanka Doorashooyinka qaranka Somaliland oo ay wehelinayaan xubno ka tirsan Sadexda Xisbi, ayaa maanta soo bandhigay tijaabada Diwaangelinta Codbixiyeyaasha oo la diyaariyay islamarkaana lagu geli doono Doorashooyinka soo socda.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Aftahannews.com
aftahaninc@gmail.com
Hargeysa/Somaliland.