Abwaan Laab-saalax oo Khudbad Dhiirrigelin ah u jeediyey Ardayda Jaamacadda Jigjiga -Daawo

Jigjiga(aftahannews):- Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax), ayaa Khudbad u jeediyey Ardayda dhigata Jaamacadda magaalada Jigjiga ee Dowlad-deegaanka Soomaalida Itoobiya, taas oo nuxur muhiim ah xambaarsanayd oo u badnayn dhiirrigelinta dhalinyarada mustaqbalka dalkooda iyo dadkoodu sugayo.

Waxaannu Khudbadda Abwaan Laabsaalax ka jeediyey Kulanka uu la qaatay Ardayda Jaamacadda Jigjiga wax ka barta, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.