Maxamed BK oo Hargeysa lagu soo dhaweeyey, Sheegayna Sababta Bandhiggiisii Nairobi u Baaqday

Hargeysa(aftahannews):- Fannaanka Maxamed Siciid Cabdi (BK), ayaa lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa gelinkii dambe ee Salaasada maanta, ka dib markii uu ka soo laabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo Bandhig-faneed siyaasadaysan oo uu ku qaban lahaa ciidanka ammaanka ee dalkaasi joojiyeen.

Maxamed BK, waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay soo dhawaynta loogu sameeyey Hargeysa, ayaa sheegay in lagu tilmaamay cunsiri, isla markaana shawga uu qaban lahaa u baaqday Calanka Somaliland oo uu qoorta ku duubnaa markuu hadlayey.

Sida BK loogu soo dhaweeyey Hargeysa iyo hadal uu ka jeediyey Garoonka Ciyaaraha ee Hargeysa Staduim, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.