Guddoomiyaha Ururka SOLJA oo Ka Warbixiyey Natiijada Shir Caalami ah oo uu London Kaga Qaybgalay – Waraysi

London(aftahannews):- Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), oo ku sugan magaalada London ee dalka Britian oo uu kaga qaybgalay shir caalami ah oo lagaga hadlayey xorriyatul-qawlka iyo bad-qabka Saxafiyiinta, ayaa BC24 TV uga warramay natiijada shirkaas oo khamiistii la soo gebo-gabeeyey iyo waxa SOLJA ahaan uga soo kordhay amma kordhi karo Shirkaas.

Waraysi kooban oo uu Guddoomiye Xuuto oo London ku sugan la yeeshay Weriye Cabdifataax Is. Mursal baahintii galabta ee Baddacas24TV ee xarunta Hargeysa kus ugan. Waraysigaas oo dhammaystiranina waxa uu u dhacay sidatan ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.