Jamhuuriyadda Djibouti oo isu Sharraxaysa Xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

MADAXWEYNAHA JABUUTI OO FADHIYA SHIRKA 33-AAD EE MADAXDA MIDAWGA AFRIKA MIAMI NIGER 2019
MADAXWEYNAHA JABUUTI OO FADHIYA SHIRKA 33-AAD EE MADAXDA MIDAWGA AFRIKA MIAMI NIGER 2019
Djibouti(aftahannews):- Dawladda dalka Jamhuuriyadda Djibouti ayaa isku sharaxday xubinimada golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay sannadkan. Sidaana waxa lagu sheegay war uu baahiyay doraad Wargeyska Afka dawladaasi ku hadla ee magaciisa la yidhaahdo La Nation.
MADAXWEYNAHA JABUUTI OO FADHIYA SHIRKA 33-AAD EE MADAXDA MIDAWGA AFRIKA MIAMI NIGER 2019
MADAXWEYNAHA JABUUTI OO FADHIYA SHIRKA 33-AAD EE MADAXDA MIDAWGA AFRIKA MIAMI NIGER 2019
Qormo Wargeysku cinwaan uga dhigay “Shirka Hogaamiyayaasha Afrika waxa diiradda lagu saaray musharaxnimada Djibouti ee GOlaha ammaanka” waxa uu wargeysku kaga waramay sida ay Djibouti u doonayso inay xubin ka noqoto golahaasi.
Waxaana lagu yidhi qoraalka arrintaasi “ Musharaxa Jabuuti ee Golaha Ammaanka ee Qaramada
Midoobay wuxuu ahaa mid kale oo diiradda lagu saaray wada-xaajoodka shirarka Pan-African ee magaalada Niamey”.
Wargeysku waxa uu ku soo qaatay arrinta musharaxnimada Djibouti ee golaha ammaanka laba meelood oo keli ah oo kala ah cinwaanka iyo dhamaadka, waxaanu dhamaadka qoraalka Wargeysku yidhi “Ugu dambeyntii, xusuusnow in musharaxnimada Jamhuuriyadda Jabuuti ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ay ahayd mid kale oo diiradda lagu saarayo wada-xaajoodyadan shirarka Pan-Afrika.”
Linkskan Hoose kaga bogo Wararka Hargeysatoday.com