Hargeysa(AFNS):- Xabiiba Balballaaf oo Hees Jacayl ah ka qaadday Xafladda 42-guurada Xornimada Jamhuuriyadda Jabuuti ee 27 June 2019 oo lagu qabtay Hargeysa.
Heestaas oo masraxa ruxday, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.