Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Caanka ah ee Xabiiba Balballaaf, ayaa Hees Cusub u qaadday Calanka Jabuuti Xuska 42-guurada ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti xornimada ka qaadatay Faransiiska 27 June 1977-kii, taasoo ku buuxday 27 June 2019, laguna qabtay Hargeysa.
Xabiiba Balballaaf oo Masraxa dadkii Xafladda ka soo qaybgalay ruxday, waxaannu heesteeda ay u qaadday Calanka Jabuuti idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.