Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya oo Ka Hadlay Wadaha- dallada labada Dhinac iyo Mid waliba siduu wax u rabo

Hargeysa/Muqdisho (aftahannews):- Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Cabdillahai Farmaajo, oo xalay khudbado ka jeediyey Munaasibado lagu kala qabtay magaalooyinka Muqdisho iyo Hargeysa, ayaa mid waliba geestiisa ka hadlay wadahadalka u dhexeeyey Somaliland, gooni-isu-taagga Somaliland iyo Midnimo-doonka Soomaaliya.

Hadalka labada Madaxweyne kaga hadleen wadahadallada labada dhinac iyo tallaabooyinkii u dambeeyey iyo mid waliba siduu wax u rabo iyo natiijada uu ka doonayo wadahadallada, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.