Qoraa Boobe ka hadley xuska Sanad-guurada 59aad ee 26-ka June

Hargeysa (Aftahannews) – Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe), ayaa ka waramay qiimaha dabaal-daga 59 sano guuradii ka soo wareegtay 26ka June markii Somaliland xuriyaddii ka qaadatay gumaystihii Ingriiska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.