Toos u Daawo Xuska 59-guurada Xornimadii Somaliland ee 26 June 1960kii oo Hadda Madaxtooyada ka socota

Hargeysa (aftahannews):- Xaflad loo sameeyey Xuska 59-guurada ka soo wareegtay 26 June 1960kii, markii Somaliland ka xoroowday ee ay Calanka ka qaadatay Ingiriiska oo caawa ku beegan caawa oo ay tahay 26 June 2019, ayaa hadda ka socota xarunta madaxtooyada ee Hargeysa.

Munaasibaddaa sida tooska ah uga socota madaxtooyada Somaliland ka daawo muuqaaalkan hoose.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.