Somaliland oo Sheegtay inay joojinayso Xoolaha ay Sucuudiga u dhoofin jirtay iyo Sababta

Hargeysa (aftahannews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay joojin doonto Xoolaha mooshinka Xajka sannadkan ee Sucuudiga loo dhoofin jiray, haddii Boqortooyada Sucuudigu ku adkaysato shuruud cusub oo uu soo saaray, oo uu ku sheegay in warqadda caafimaadka xoolaha Berbera ka dhoofaya ay bixin doonto dowladda federaalka Soomaaliya.

Warkaas oo faahfaahsan ka daawo muuqaalkan hoose.

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.