Xisbiyada Waddani iyo UCID oo Baaq ka soo saaray TV oo ay Xukuumadda Biixi Xoog kula wareegtay

Hargeysa(aftahannews):- Masuuliyiinta Xisbiyada mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, ayaa ka hadlay xadhigga iyo xayiraadda ay Xukuumadda Somaliland kula kacday maanta TV-yada madaxa-bannaan ee Horyaal24 TV iyo Eryal TV, kuwaas oo ay ciidammada boolisku saaka si rasmi ah ula wareegeen xarumohooda magaalada Hargeysa.

Warka labada Xisbi ay kaga hadleen xadhigga iyo xayiraadda labada TV ay Xukuumadda Muuse Biixi kula kacday, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.