Golayaasha Baarlamanka Somaliland ee Guurtida iyo Wakiillada oo Khilaaf ka dhex-qarxay

Hargeysa(aftahannews):- Golayaasha Baarlamaanka ee Guurtida iyo Wakiillada Somaliland, ayaa khilaaf ka dhex-qarxay, isla markaana weedho kulul oo eedayn iyo jawaab ah warbaahinta isu mariyey, ka dib markii ay isku qabteen xeerar kala duwan.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka warkaas oo dhammaystiran:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.