Wasaarradda Waxbarashada Soomaaliya oo amartay in la hergaliyo Manhajka dalka

Muqdisho (Aftahannews)- Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Amar ku bixisay in la hirgelinayo Manhajka Cusub ee Qaranka ee Fasalada 1aad ilaa 8aad.

War ka soo baxay Wasaaradda Waxbarshada ayaa lagu amray , dhamaan Howlwadagta Waxbarashada, Daladaha Waxbarashada iyo Iskuulada gaarka loo leeyahay dhaqangelinta Manhanka Cusub.

Sidoo kale Wasaaradda waxaa ay sheegtay in laga bilaabo Bisha August ee Sanmadkaan la hirgelin doono Manhajka Cusub,isla markaana cidii ka hortimaada tallaabo laga qaadi doono.

Halkan hoose ka akhriso warka ka soo baxay Wasaarradda:

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.