Burco: Askari ka tirsan Ciidamada Booliska oo dhagax lagu dilay

BREAKINGNEWS
BREAKINGNEWS

Burco (Aftahannews) – Hal Askari oo ka tirsan ciidamada Booliska Somaliland, ayaa ku dhintay Iska hor-imaad deegaanka Fiqi Ayuub ee Gobolkaasi ku dhex maray Dad Shacab ah iyo Ciidammada  Booliska.

Dad Shacab  ah oo Gadoodsan ayay isku dhaceen Ciidammada Amniga, laakiin Dhagax ay Shacabku ku tuureen Ciidammada oo doonayey inay kala dareeriyaan ayaa sababay Geerida Hal Askari, sida Wararka Hor-dhaca ahi sheegayaan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.