Mustafe Habbane oo Sharraxay siduu u dhacay Musuqa Baanka Adduunku sheegay inuu hadheeyey Hay’adda Shaqaalaha Dowladda Somaliland

Hargeysa(aftahannews):- Mustafe Cabdiraxmaan Habbane oo ka mid ahaa Xubno u tartamay barnaamijka diiwaangelinta shaqaalaha dowladda Somaliland 2017-kii oo ay Hay’adda shaqaalaha dowladda oo Baanka Adduunku maalgeliyey wadday, balse booskii uu ku guulaystay la musuqay siduu hore warbaahinta ula wadaagay, ayaa faahfaahin ka bixiyey sida loo musuqay lacagta Baanka Adduunku dhawaan shaaciyey in Somaliland musuqday.

Haddaba, faahfaahinta Mustafe Habbane oo u warramay Horn Cable tv, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.