Maayerka Caasimadda Hargeysa oo Kormeeray Jidka 150-ka oo uu sheegay in Casri loo dhisayo

Hargeysa (Aftahannews)- Maayerka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta soo kormeeray jidka weyn ee xaafada 150, isaga oo sheegay in jidkaasi loo dhisi doono hab casri ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.