Madaxweyne Biixi oo isdiidsiiyey jawaabta Su’aal laga weydiiyey Dheelliga Xukuumaddiisa

Hargeysa (Aftahannews)– Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka jawaabay waxyaalo uu ku eedayn jiray Madaxweynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal xilligii uu Biixi Mucaaridka ku ahaa dawladdii Marxuum Cigaal.

Arrimahaasi uu Muuse Biixi ku eedayn jiray Cigaal oo wakhti xaadirkan u muuqda kuwo Madaxweyne Muuse Biixi gondihiisa yaalla oo ay ka mid tahay in Beeshiisu ay mansabyada ugu sarreeya kuraasta dalka ku fadhido iyo dheelli ka muuqda xukuumaddiisa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka;-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.