Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka wasaaradda horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa ka warramay dalagyo cusub oo ay gugan 2019-ka ee hadda lagu jiro qorsheeyeen inay dalka ka beeraan iyo siday uga gaashaanteen dhibaatooyin ka hor yimi dalaggii sannadkii hore ee 2018-kii la beeray helay.
Axmed Muumin Seed, ayaa qodobbadaas iyo kuwo kale oo faahfaahsan-ba, kaga hadlay waraysi gaar ah oo uu siiyey Kalsan tv, waxaanan waraysiga uu arrimahaa beeraha iyo waxsoosaarkooda kaga hadlayo, idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.