Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Xannaanada Xoolaha oo Cabasho muujiyey & Jawaabta Wasaaradda

Filed under: Wararka |

Hargeysa(aftahannews):- Qaar ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga, ayaa cabasho ka muujiyey xuquuqdooda shaqaale rasmi ah ay ku noqon lahaayeen iyo inay helaan mushaharka ay muddada sugayeen inta ay ka hawlgalayeen waaxyaha kala duwan ee wasaaraddaas.

SHAQAALAHA WASAARADDA XANNAANADA XOOLAHA SOMALILAND OO CADAALAD-DARRO KA CAWDAY 2019

SHAQAALAHA WASAARADDA XANNAANADA XOOLAHA SOMALILAND OO CADAALAD-DARRO KA CAWDAY 2019

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Geesteeda, Wasiir ku-xigeenka wasaaraddaas, ayaa ka jawaabtay cabashada shaqaalahaas. Haddaba, warka la xidhiidha cabashada shaqaalaha iyo jawaabta wasiir ku-xigeenka xannaanada xoolaha iyo kalluumaysigaba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login