Gabadh Saygeeda u Dhistay Saaxiibad -deed! Warbixin

Aftahannews dhacdooyinka:- Waxaan qaybta dhacdooyinka aftahannews, idiinku haynaa Warbixin ku saabsan Haweenay Ninkeeda u guurisay Gabadh ay iyada saaxiib isku dheer ahaayeen, isla markaana iyadoo faraxsan ka qaybgashay arooskii Saygeeda iyo saaxiibaddeed, sawirro farxad muujinayana la gashay.

Haddaba, Warbixintaas oo faahfaahsan, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.