Nadiira-nayruus Heesta cusub ee “Noloshu waa Qoraal” 2019 – Daawo

Hargeysa(AFNS):- Fannaanadda Nadiira-nayruus, ayaa Hargeysa ku soo saartay hees cusub oo waano iyo wax u sheeg naf jacayl dhibtii ku keliyeysatay ah, waxaana heesta hal-ku-dheggeedu yahay; “Noloshu waa Qoraal socda”.

Haddaba, heestaasi siday u dhacayso iyo sida loogu ciyaaray-ba, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.