Madasha Wada-tashiga oo Sharci-jebin ku eedeeyey Madaxweyne Biixi iyo Xukuumaddiisa

Hargeysa (aftahannews):- Odayaasha iyo Siyaasiyiinta ku midoobay Golaha Madasha Wada-tashiga Somaliland, ayaa Madaxweyne Biixi iyo Xukuumaddiisa ku eedeeyey dastuur-jebin iyo ku tumashada shuruucda dalka u yaalla, waxaanay ugu baaqeen in inay sharciga iyo dastuurka dalka ku dhaqmaan.

Xubno ka tirsan Madasha wada-tashiga oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa, waxaannu warkooda oo faahfaahsan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.