“Buurmadow ha keeno dadkii dilka gaystay ee jufadiisa ahaa” Wasiir Ku Xigeenka Warfaafinta Somaliland

Hargeysa (Aftahannews) – Wasiir ku xigeenka wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cabdinaasir Cumar Jaamac, ayaa jawaab ka bixiyay hadal maalintii shalay ka soo yeedhay Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani, oo dhaliilo u jeediyay Xukuumada Madaxweyne Biixi.

Dhinaca kale, Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Somaliland ayaa waxa uu fariin u diray Boqor Cismaan Buurmadoow oo hore ugu dhawaaqay shir lagu qabanayo magaalada Burco.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.