Maayirka Caasimada Hargeysa oo kormeeray xarunta dhimirka ee Raywan iyo Xaafado uu khasaare u gaystay roobabkii shalay

Hargeysa (Aftahannews)- Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) oo ay weheliyaan xubno ka tirsan golaha deegaanka Hargeysa, ayaa kormeer indho indhayna kusoo maray xaafado roobabkii shalay khasaare soo gaadhsiiyeen.

Sidoo kale Maayirka caasimada Hargeysa ayaa booqasho ku tagay xarunta dhimirka ee Raywan oo lagu dabiibo dadka xuskoodu aanu dhamayan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.