Tirada Dad Qaarkood Ajaanib yihiin oo ku Dhintay Shil Gaadhi iyo Booliska Somaliland oo ka hadlay

Hargeysa (aftahannews):- Allaah ha u naxariistee afar Ruux, ayaa ku geeriyooday, kuwaas oo laba ka mid ahi u dhasheen dalka Pangalesh, labana Reer Somaliland, kuwaas oo ku naf-waayey gaadhi Bas ah oo ay leedahay Shirkadda socdaalka ee Bixin, sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka nabadgelyada waddooyinka, ahna afhayeenka Booliska Somaliland Faysal Xiis Cilmi.

Warka Taliyaha Taraafikada oo ay garab fadhiyeen Saraakiil ka tirsan Ciidanka nabadgelyada waddooyinka oo ka warbixinaya shilkaas iyo siduu u dhacay, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.