Ramaax oo sheegay in Haamaha Shidaalka Berbera lagu wareejinayo Shirkado gaar loo leeyahay

Burco (Aftahannews)- Xoghayaha arimaha gudaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay in haamaha shidaalka Berbera dib loogu celinayo oo lagu wareejinayo Shirkado gaar loo leeyahay.

Dhinaca kale Xoghaye Ramaax ayaa Xukuumada Madaxweyne Biixi ku eedeeyay inay ku guul daraysatay waxka qabashada Sicir bararka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland